Xili shalay casirkii uu dagaal Culus uu ka dhex bilaawday hotelka Afrik kadib Qarax iyo Weerar ka dhacay halkaas, ayaa waxaa jiray in Ciidamada ay Wateen labadaas Jeneraal ay ka Qeyb qaateen bad baadinta dadkii halkaas laga baxshay.

Hoteelka hotelka Afrik, oo ku yaalla waddo aada garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, ayaa waxaa albaabka laga galo ka dhacay qarax xooggan kadibna waxaa gudaha u galay dabley Al-Shabaab ah.

Sidoo kale shabaab ayaa ka galay Hotelka garsh ku dhagan Hotelka oo ay ku dhifteen  dabriga gaariga sidaasna ugu suurto gashay in ay Gudaha Hotelka u galaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here