UPDATE: Ciidamo Boolis Iyo Nabad Sugid ayaa daqiiqado ka hor difaac isugu jiray agagaarka Isgoyska Dabka.

Xiisada ayaa timid markii Taliyaha Saldhigga Booliska Waaberi uu xirtay shaqsi laga shakiyay oo bastoolad ku hubeysnaa.

Qofka la xiray ayaa noqday Nabad Sugid, waxaana gurmad ugu yimid ciidamo hubeysan.

Weli xiisad ayaa taagan, madaama ciidaamada Nabad Sugidda ay damceen in saldhigga gudaha u galaan kadibna qofka ka xiran ay soo furtaan.

Dhacdooyinka nuucaan ahna waa kuwa soo noqnoqday.

Xigasho Hajir show

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here