Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa salaan sharaf ka qaatay cutub ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ku waasi oo tababar uga socda Akadeemiyad Sareeye Guuto, Kaahiye ee Magaalada Muqdisho.
Taliyaha Ciidanka oo lahadalay Ciidanka tababarka ugu Xareysan Akadeemiyad Sareeye Guuto. Kaahiye, ayaa lawaday in taliska uu dagaal xoogan kula jiro sidii loola dagalami lahaa waxayabaha maanka dooriya loona baahan yahay in ciidanka ka fogaadaan waxayaabahaas.

intaasi kadib Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa kormeer ku sameeyay qeybo kamid ah Akademiyada oo ay ka socdeen dayactir lagu sameeyanayo qeybo kamid ah.

Ciidanka ayaa dhawaan la qaatay waxaana u socda tababar dhibow ah si ay uga mid noqdaan ciidamada kale ee haatan kawada dalka sidii Bulshada Soomaaliyeed si nabdoon har iyo habeen ugu noolaan lahaaayeen, gaar ahaan Ilaalinta Nafta iyo Maalka Ummadda.

Mahadsanidiin.

May be an image of 12 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 7 people and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 6 people and text

Previous articleDowlada Somalia oo soo dhaweysay war-murtiyeedka ka soo baxay IGAD
Next articleDagaal Xalay Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab ku dhexmaray duleedka Degmada Mahadaay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here