HomeWarkiiCiidamo dhawaan tababar loo soo dhameeyay oo ku biirey dagaalka buuraha Cal-miskaad...

Ciidamo dhawaan tababar loo soo dhameeyay oo ku biirey dagaalka buuraha Cal-miskaad ee Puntland

May be an image of 1 personCAL-MISKAAD (DAYNIILE.COM)-Ciidamo cusub oo ka tirsan kuwa maamulka Puntland islamakaana dhawaan tababar loo soo dhameeyay ayaa ku biirey dagaalka ka dhanka ah kooxda argagaxisada Daacish kaasoo ka socda buuraha Gobolka Bari-Puntland gaar ahaan buuraha Cal-miskaad.

Ciidamadaan ama Ururkaan cusub oo tiradooda lagu sheegay ilaa 300 waxaa soo dhaweyn u sameeyay Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Puntland Gen. Aadan Cabdi Xaashi, kadib markii ay gaareen safka hore ee Howlgalka Hillaac ee  buuraleyda Cal-Miskaad.

Waxaa lagu dhiiri-geliyay inay qeyb ka noqdaan soo afjarida howlgalada ka dhanka ah kooxda Daacish oo gabaabsi ah sida ay saraakiishu sheegeen.

XIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMNo photo description available.May be an image of 3 peopleMay be an image of text



May be an image of 11 people and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -