Ciidamo gadoodsan oo katirsan Nabad sugida Soomaaliya oo goordhaw xiray  inta u dhaxeysa Daljirka Dahsoon illaa Isgoyska Jubba

0

waxaa Goor dhawayd magaalada Muqdisho lagui Arkay Ciidamo gadoodsan oo katirsan Hay’adda Nabad sugida Soomaaliya, waxaana la sheegay in Ciidamadaan ay Xireen   inta u dhaxeysa Daljirka Dahsoon illaa Isgoyska Jubba oo ku dhaw taliska Nabad Sugida ee kuyaala Guriga Habar Khadiijo.

Wararka ayaa sheegaya in ciidankan gadoodsan ay ka soo Baxeen  garoonka Diyaaradaha Dayniile oo mudooyinkii dambe saldhig u ahaa, waxaana la sheegay in ciidankan ka cabanyeen mushaar la’aan dhoor bil ah.

sidoo kale Ciidamadan gadoodsan  ayaana xirtay laamiga u dhaxeeya Isgooska Jubba iyo Taalada Daljirka Dahsoon, waxa ayna diideen in gaadiidka halkaasi maraan, iyadoona dadkii aagaasi ku sugnaa cabsi lasoo daristay.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here