“Xoogaa Ciidan oo Turkiga lagu soo tababaray oo GorGor ula baxeen intuu isku aadistay ayuu u maleeyaa inuu dalkaan ku qabsan karo”

“Kuwaan Daarood (Deni iyo Axmed Madoobe) waxey Hawiyaha kale kaga duwan yihiin Rag iska celin Ayey yaqaanaan. Waxey dagaal ugu jiraan in maamulkooda aan loo burburin sidii loo buriyay kuwaan kale”

“Ninka weyn awood waqtigeeda aan la joogin ayuu rabaa inuu isticmaalo”

“Shariif maxaa ka keenay Thuma wallahi Thuma Wallahi. Waala dulmiyay, walina ficil ma sameyn isagoo intaas oo dhib ah loo geystay. Waxaani waa dulmi”-

Sh Hassan Dahir Aweys

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here