Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka General Xasan Maxamed Abuukar (Xasan Jaamici ) iyo saraakiil kale ayaa kormeer howleed ku tagey magaalada xeebta ku taala ee Hobyo, gobolka Mudug.

Saraakiisha ayaa ayaa kormeeray xarunta ciidamada ilaalada xeebaha, Saldhigga Boliiska iyo dekedda waxaana ay xog wareesteen mas’uuliyiinta xarumahaan.

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here