HomeWarkiiCiidamo ka socda Turkey oo ku soo wajahan xeebaha Gobolada waqooyi ee...

Ciidamo ka socda Turkey oo ku soo wajahan xeebaha Gobolada waqooyi ee Somaliya

Waxaa cirka isku shareeri karta maalmaha soo socda xiisada u dhexeysa Turley iyo Israa’iil kadib markii 26-kii bishaan uu Natanyahu ku dhawaaqay inuu dal ahaan u aqoonsaday Somaliland ,wararka ugu danbeeya ee laga helayo Turkey ayaa sheegaya in Turkigu qorsheynayo inuu degdeg ciidamo ugu soo diro Somalia gaar ahaan Gbolada waqooyiga dalka si looga hor tago ciidamo Yahuuda ka socda inay soo gaaraan xeebaha Somalia.
Qaar ka mid ah Warbaahinta Turkiga ayaa shaaciyeen in go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay Maamulka Somaliland uu keenay soo dedejinta ciidamo Turki ka socda ay saldhib milateri ka sameystaan xeebaha laas-qorey ee Gobolka Sanaag Somalia.
Dhanka kale socdaalka Madaxweyne Xasan ee maanta ku wajahan Turkey lama oga inuu la xiriiro qorshahaan ciidamada ay ku soo dirayaan Turkey.
Dadka siyaasada aadka u taxliilaya ayaa aaminsan in heshiiskii hore ee Turkey uu Somalia kula galay baarista shidaalka,ilaalinta Badda Somalia iyo tababarida ciidamada badda Somalia ay keentay in quradaha waa weyn ku dul dagaalami karaan Soomaaliya.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -