Ciidamo ka tirsan Galmudug oo gadooday oo isaga baxay xeryahii Ciidanka

0

Dhusamareeb

khilaaf iyo Gadood Salka kuhaya Gaadiid dagaal oo la isku haysto ayaa kadhex -taagan guudata 15- aad ee Ciidamada xoogga Dalka Arintaani oo soo- jiitamaysay Dhowrkii isbuuc ee lasoo dhaafay ayaa hadda banaanka usoo baxday waxayna Sababtay in Ciidamo katirsan Guutada ay qaab gadood ahaan ah uga baxaan Ciidanka islamarkaana ay dagaan qayb kamida magaalada Dhuusamareeb Gadoodkaani Ciidamada ka dhex-jira ayaa udhaxeeya taliyaha Guutada 15- aad Generaal Mascuud Maxamed Warsame iyo qayb kamida Ciidamada waxa uuna Salka kuhayaa Gacanta kuhaynta Gaadiidkii Ciidamada ee ay lahaayeen Maamulkii Ahlusunna ee deegaankahoray uga -talinjiray kuwaas oo uu hadda gacanta ku hayo generaal Mascuud ,

Arintaani oo sida aan xogta ku helnay loogudbiyay taliyaha qaybta 21 -aad
Generaal Qooje ayuu Ciidamada gadoodsan ku amray in ay joogaan halka ay hadda kusugan yihiin inta xal rasmiya laga gaarayo khilaafkaani .

Mascuud ayaa maali kahor dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb kadib safar uu kutagay Dalka Turkiga oo lasheegay in uu u-aaday arimo caafimaad nagu xirnow goorwalba

 

Xigashi wariye Rooraayey

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here