Ciidanka Kumandooska Xoogga Dalka Somaliyeed Ee Danab Oo ay wehliyaan Maamulka deganka wargaadhi Ee gobolka shabelada dhexe Ayaa U Kuur galay Xaalada Nololeed Ee ka jirta Guud ahan Degaanka iyo Deegnada hoos yimaada.
Taliyaha Horinta gawarida gashaman ee Guutada 16’Aad ee Kumaandooska Danab XDS iyo Gudoomiyaha Arimaha bulshada Deganka wargaadhi Ee Gobolka Shabeelaha dhexe.

Ayaa si wadajir Ah u booqdey Goobaha wax barashada iyo caafimaadka iyo celasha biyaha laga cabo oo ay dhibato ku qaban shacabka ku dhaqan deganka wargaadhi
Kormeerkan ayaa imanaaya xili ay Guud ahaan Dalka ay ka jiraan dhibatoyin ay khawaarijtu ku reebtay shacabka somaliyeed oo mudooyin ay dulsaarnaayeen .

Mar Walbo Ciidanka Waxay Garab U yihiin Shacabka Soomaaliyeed ayaa lagu soo gabagabeeyay qoraalkaan oo lagu soo daabacay barta baraha bulshada ee radiyaha ciidamada Dowlada Somalia.

May be an image of 5 people and people studyingMay be an image of 5 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people and people studyingMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 people and animalMay be an image of 10 peopleMay be an image of ‎5 people and ‎text that says "‎WARGADHI Primary & Secondary School Xafladda furitaanka Dugsiya Sanad dur ورغلط مدرسة uaadhi ee‎"‎‎May be an image of 7 peopleMay be an image of 4 people, people studying and text

Previous articleDil kale oo naxdintiisa leh oo maanta ka dhacay Muqdisho
Next articleWararkii ugu danbeeyay Xaalada Gaza iyo tirada dhimashada halka ay mareyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here