HomeWarkiiCiidamo ka tirsan Kumaandooska Haramcad oo tababar loogu soo xirey Kulliyadda Turksom+...

Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Haramcad oo tababar loogu soo xirey Kulliyadda Turksom+ SAWIRRO

Taliyaha Ciidanka Haramcad Dhamme Abdihakiin Siciid Eeldheer ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu soo xiray Ururka 3aad, Horintiisa 1aad ee Kumaandooska Haramcad kuwaas oo muddadii la soo dhaafay tababar gaar ah ku qaadanayay.

Munaasabadda waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan Ozel Harekat iyo mas’uuliyiin amni. Tababarkan ayaa qayb ka ah dadaallada Dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo tayada iyo awoodda Ciidamada Qalabka Sida.

Taliyaha Haramcad ayaa xusay muhiimadda ay leedahay joogteynta tababarada iyo qalabaynta si loo helo ciidan awood u leh la dagaallanka argagixisada.

Ciidanka dhameystay carbiska waxa la baray ka jawaabista degdegga ah, ka hortagga weerarada argagixisada, iyo farsamooyinka howlaha gaarka ah.

Tan iyo magacaabistii Taliyaha, waxaa muuqda isbeddel weyn oo ku aaddan tayeynta iyo dhiirrigelinta jiilka cusub ee Haramcad.May be an image of one or more peopleMay be an image of text that says "II I 에계. AGAARKAEE ASAARAAB BOLIISKA HIRAMACAD HIRAMACAD"No photo description available.No photo description available.No photo description available.May be an image of one or more peopleNo photo description available.No photo description available.No photo description available.May be an image of one or more people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -