HomeWarkiiCiidamo ka wada tirsan Maamulka Jubaland oo isku laayay Deegaanka Raaskanbooni

Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Jubaland oo isku laayay Deegaanka Raaskanbooni

RAASKANBONI (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya deegaanka Raaskanbooni ee Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta ku dagaalameen ciidamada Maamulka Jubaland dhexdooda.

Is rasaaseynta labada ciidan ayaa sababtay dhimashada laba askari oo labada dhinac ka kala tirsanaa , dagaalka ayaa salka ku hayaa muran dhul  iyo aanooyin qabiil salka ku haya waana mida keentay in rasaas nool nool la isu adeegsado xili dhamantood ay maamulka Jubaland ka wada tirsan yihiin.

Labada ciidan ee isku haya habka beleed iyo dhulka ayaa la soo sheegayaa inay is horfadiyaan islamarkaana aanay jirin cid kala dhex gashay taasoo ka dhigan in dagaalku mar kasta dib u qarxi karo.

Masuuliyiinta Maamulka Jubaland ayaan wali ka hadlin dhacdadaan ama dagaalka ciidamadooda dhexdooda askarta iska laayeen walina ay isku hor fadhiyaan.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -