HomeWarkiiCiidamo Maanta ka goostay Maamulka Koofur-Galbeed oo gaaray Buur-hakaba

Ciidamo Maanta ka goostay Maamulka Koofur-Galbeed oo gaaray Buur-hakaba

QANSAXDHEERE (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Qansax-dheere ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamo hore uga tirsanaa Maamulka Koofur-Galbeed ay maanta ka baxsadeen iyagoona gaaray Magaalada Buur-hakaba oo saldhig u ah kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda Madaxweynaha Maamulka Koofur-Galbeed C/casiis La Maamulka Koofur-Galbeedta-gareen.

Ciidamada isku urursanaya Magaalada Buur-hakaba ayaa la baxay badbaadada Koonfur Galbeed kuwasoo laga cabsi qabo inay mar kale dagaal la galaan ciidamada badbaadada Koonfur Galbeed  kadib dagaal dhawaan Baydhaba ka dhacay kaasoo u dhexeeyay ilaalada Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlada Somalia Xassan Xuseen (Xasan Eelaay) kaasoo ay Maamulka Koonfur Galbeed  ku eedeeyeen inuu lidi ku yahay amaankooda.

Ciidamadii Wasiir Eelaay ayaa laga ad-kaaday balse wixii markaasi ka danbeeyay waxaa Buurhakababa isku urusanayay wixii ciidan ka aragti duwan Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen kuwaasoo inta badan la hadal hayo inay doonayaan inay xukunka ka tuuraan Lafta-gareen.

Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegay inay boqolaal sioi marayaan ayaan la ogeyn inay ka adkaan karaan Madaxweynaha Maamulka Koofur-Galbeed C/casiis Lafta-gareen oo la sheego inuu mudo ku dhawaad 10 sano oo uu xilka heysto ku jirey urursi ciidamo u qaas ah isaga si uu maamulkiisa ugu ilaashto.

XAIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -