GAALKACYO (DAYNIILE.COM)- Xero Ciidan oo ku taal duleedka Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta lagu soo bandhigay ciidamo reer Puntland oo ku biiray Ciidamada Faderaalka ee Xoogga Dalka.
Sarkaal ka tirsan Ciidamada ku biiray faderaalka ayaa warbaahinta u sheegay in Saciid Deni doonayo inuu malaayiin doolar oo hantida puntland ah uu ku bixiyo suu Faderaalka ugu biiri lahaa hadana ma ogola in ciidamada puntland 200 doolar ka qaataan Faderaalka.
