Wararka ka imaanaya Deegaanka Awdiinle  ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay maalmihii la soo dhaafay halkaas ka Sameeyeen   Howlgalo, waxayna  gacanta ku soo dhigeen Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in Maleeshiyada gacanta lagu soo dhigay ay gaarayaan ilaa 4-ruux, kuwaas oo dhibaato xooggan ku hayay dadka deegaanka Awdiinle iyo tuulooyinka hoos yimaada.

Sidoo kale Waxaa la sheegay intii aan la Qaban kooxdan ay ku raad joogeen Ciidamada labada dhinac.

 

 

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here