HomeWarkiiCiidamo Somaliyed oo tababar uu uga socdo Bali-doogle iyo Sarkaal sare oo...

Ciidamo Somaliyed oo tababar uu uga socdo Bali-doogle iyo Sarkaal sare oo booqday+SAWIRRO

Sida ay sheegtay Idaacada Dowlada Taliyaha Ciidamada Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Col.Xasan Salaax Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah oo tababarro uga socda Dugsiga Tababarka Xasan Tuure ee Balidoogle.

Kormeerkan ayaa salka ku hayay u kuur-galka heerka tababarka, anshaxa iyo diyaar-garowga askarta, kuwaas oo loo diyaarinayo waajibaadka sugidda amniga iyo howlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta. Taliyaha ayaa kulammo la yeeshay saraakiisha iyo macallimiinta tababarka, isagoo ka dhageystay warbixinno la xiriira marxaladda uu marayo tababarku.

Sidoo kale, Col.Xasan Saalax Cabdi ayaa askarta ku dhiirrigeliyay inay adkeeyaan feejignaanta, midnimada iyo ilaalinta sharciga ciidanimo, isagoo xusay in tayeynta Ciidamada Gaarka ah ay muhiim u tahay guusha howlgallada amniga dalka.May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textNo photo description available.May be an image of one or more people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -