Ciidamada Beesha Koonfurta  Gaalkacayo Oo Hubka Dhigis lagu Sameeyey

0

Wararka saaka aanu ka helaayo Deegaanka Saax-qurun ee galbeedka Waqooyi ee Gaalkacyo ayaa kusoo waramaya xal laga gaaray Dagaal dhawaan ka dhacay Gaalkacyo

Shir qaatay saacado oo ay ka qeyb galeen xildhibaano ka tirsan JFS,Saraal ka tirsan Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Waxgaradkii Beesha ay kasoo jeedeen Ciidankii la Dagaalamay SNA.

Beesha ayaa lagu waramayaa in Gaadiidkii iyo Ciidankaba ogolaatay inay ku wareejiyaan Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo xalay Halkaasi gaaray.

Wixii dhacayna laga wada hadlo si looga hortago in dhib kale dhaco.

Xaalada ayaa dagan Mana Jirta Dagaal kale madaama Hubka ku wareejiyeen Maamulka Galmudug maleyshiya Beeleedyadii

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here