Ragaan Maamulo Jiro Oo Dhisan Iyo Siyaasiyiin U Tartameeysa In Aay Dalka Madax Ka Noqdaan In Lagula Dagaalo Miyeey U Dhisan Yahiin Mise Cadaw In Lagula Dagaalo!

Majiro Ciidan Qaran Oo Ogolaanaaya In Aay Weeraraan Siyaasiyiin Maqaam.Sare Ku Leh Dalkooda Halka Haramacad Iyo Kuwa Kale Oo Badan Loo Adeegsado Shacabka Iyo Siyaasiyiinta Ka Aragtida Duwan Dowlada Farmaajo

Dadbaa Ku Dhahaaya Dalka.Ciidan.Qarran Ayaa Loo Dhisay War Heedhe Ciidankaan Diyaaradaha Inta Lagu Daad Gureeyo Magaalooyinka Godoonka Ku Jirana La Dul.Marro Oo Dagaal Lagu Qaado Maamulo.Dhisan Oo Shaqeeynaata Miyaad I Leedahay Waa Ciidan

Ninka Dadkoo Dhan La Dagaalay Ee Kaligii Aqoon Yahanka Ah Iyo Ciidankaan Taabuuda Iyo Calaqda Cabbo Hadaa I Dhahdaan Waa Dowlad Ogaada.Inaanan Idinka Yeeleeyn

Hadii Farmaajo Horumarka Dalka Rabbo Doorasho Xor Iyo Xalaal Ah Ha Qabbto Hadii Ciidanka Yahay Ciidan Qarranna Ha Diidaan In Aay Ku Duulaan Madaxdii Hore Iyo Siyaasiyiinta Dalka Wabilaahi Towfiiq

Soomaali
Naq Dagto
Nabad Ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here