Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor  ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal  amniga lagu xaqiijinayay kaa sameeyay  degaannada Buushka Muuri idimow iyo Cabow dibile ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiisha Ciidamads Ururka 7-Aad Ee Gor-Gor ayaa sheegay in howlgalka uu qeyb ka yahay howlgallada dalka looga saarayo Ururka Al-Shabaab

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in howlgallada ay noqon doonaan kuwa sii socda ilaa Al-Shabaab laga saarayo degaannada Gobolka Shabeellaha Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here