HomeWarkiiCiidanka Ilaalada Xeebaha Boliiska oo tababar la sameeyay Ciidanka Ilaalada Xeebaha Boliiska+SAWIRRO

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Boliiska oo tababar la sameeyay Ciidanka Ilaalada Xeebaha Boliiska+SAWIRRO

May be an image of 6 peopleCiidanka Ilaalada Xeebaha Boliiska ayaa maanta fuliyay layli wadajir ah oo lala sameeyay howlgalka Midowga Yurub (EUNAVFOR ATALANTA)
Layliga ayaa diiradda lagu saaray Badbaadinta iyo Raadinta (SAR), Baarista Maraakiibta (VBSS) iyo Isgaarsiinta Badda, iyadoo ujeedadu ahayd kordhinta xirfadda iyo isku-duwidda hawlgallada xeebaha JFS, waxaana hoggaaminaayay Taliyaha Ilaalada Xeebaha Boliiska Soomaaliya G/Sare, Bashiir Cabdi Qaasim oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ilaalada Xeebaha G/Sare, Xuseen Abuukar Yalaxow
Tallaabadani waxay muujineysaa diyaar garowga Ciidanka Ilaalada Xeebaha Boliiska Soomaaliyeed ay ugu jiraan fulinta ilaalinta Sharciga Badda ee Soomaaliya iyo Gudashada waajibaadka caalamiga ah ee JFS ka saaran badqabka maraakiibta isticmaasha marin-biyoodka JFS.May be an image of 4 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 7 people and textMay be an image of 9 people and submarineMay be an image of 4 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -