Saacadihii la soo dhaafay ayaa Ciidanka Sirdoonka gaar ah ee Puntland waxaa la sheegay in ay hawgal qorshaysan ka fuliyeen dhul Buuraley ah oo kuyaalla Gobolka Bari.

Ciidamada ayaa howlgalka sigaar ah uga fuliyay degaannada Madarshoon iyo Dhagax-dhaabur ee buuraleyda silsiladda Golis oo tirsan Gobolka Bari, halkaas oo dhowr jeer lagu arkay dagaalamayaal katirsan Ururka Al-Shabaab.

War kooban oo kasoo baxay Ciidanka Sirdoonka Puntland ayaa lagu sheegay in ay khasaaro gaarsiiyeen Kooxaha Nabadda kasoo horjeeda, sidoo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here