HomeWarkiiCiidanka Xoogga oo howlgal ka sameeyay Magaalada Baeraawe +SAWIRRO

Ciidanka Xoogga oo howlgal ka sameeyay Magaalada Baeraawe +SAWIRRO

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyees ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay Magaalada Baraawe kusoo qabtay Xashiish iyo kaniiniyaal daraagis ah

Geesiyaasha ururka Ururka 61aad G/tada 6aad Q/ta 60aad ayaa ku guuleestay howlgalkaan

Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday Maandooriyaha ayaa waxaa hogaaminayay taliyaha Ururka 61aad G/tada 6aad Q/ta 60aad dhamme jamaal cilmi aadan

Geesiyaasha Ururka 61aad G/tada 6aad Q/ta 60aad ayaa goob fakaaro ah ku gubay Xashiishka iyo daraagiska lagu soo qabtay Howlgalka

Taliyaha ururka Ururka 61aad G/tada 6aad Q/ta 60aad dhamme jamaal cilmi aadan ayaa dagniin u diray dadka ka ganacsada daraagiskaMay be an image of one or more peopleNo photo description available.May be an image of one or more people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -