
Dalka Soomaaliya ayaa 20 sano u danbeysay loo dhisaayey ciidamo tayo leh oo la wareego awooda dalka Nasiib daro waxay noqodeen kuwa shaqsi u adeego Dano shaqsina fuliyo
Ma jira wax hor mar ah oo la taaban laro ay Ciidanka Soomaliya ka gareen 4 sano ee la soo dhaafay marka laga reebo in ay Doorashada Maamul Goboleydyada u xoogaan shaqsi markaa uu wato Farmaajo
Ciidamada ma awoodaan in ay isku furaan Muqdisho iyo Afgooye iyo Balcad iyo Muqdisho waxaana dano Qabiil loo Geeyey Geddo , halkaa oo lagu daabulay Ciidamadii Qaranka Cadowga ka difaaci lahaa shacabka
Ma jirta Amaan qof muuwaadinka Gari kuma tagi karo Muqdisho iyo Jawhar halka iskaba Daa Xamar iyo Marko
Malin dhow Ciidamo ayaa loo daabulay Magaalada Baladweyne si ay ula Dagalaaman Jen Xuud oo diidan habka sharci darada ah ee lagu dhisay maamulka Hirshabeele
Hadaba soo dalka kama xureyeen Ciidamada la Geeyey Dhuusamareeb,Jowhar,Baydhabo ,Baladxaawo iyo Baladweyne kuwaa oo Cadow u arko qofka siyaasad Duwan Farmaajo oo waqtiga ka dhamaaday