Ciidamada Xooga Dalka ayaa la sheegay inay ku jiraan diyaar garowgii ugu danbeeyay guluf dagaal oo ay ku qaadayaan Degmada Aadan Yabaal si ay Alshabaab xili mudo dhowr bilood ah ay amamulayaan kooxdaasi.
Dowlada Somalia ayaa deegaanka Garasweyne ee gobolka shabeelaha dhexe waxay ku soo bandhigtay ciidamo badan oo aad u hubeysan kuwaasoo u diyaarsan inay dib u xoreeyaan degmada Aadan Yabaal.
Khud-bado gaagaaban oo dar daaran u badmaa ayay saraaiishu u jeediyeen ciidamada la soo bandhigay iyagoona ku booriyay geesininmo,dulqaad iyo inay degmada ka saaraan Alshaab
Dagaalka oo sida la qorsheeyay dhacaya maalmh soo socda waxa ciidamad Xooga ku wehlin doona kuwa macawisleyda iyo Booliiska si ay isaga kaashtaa weerarka y jkanaqa.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

