Ciidamada ka tirsan Booliiska Soomaaliya oo caawa howlgalo ka wada xaafadaha ku teedsan Madaxtooyada Soomaaliya.

Ciidamada ayaa si gaar ah howlgalka uga wada xaafadaha Sayidka ku teedsan waxay qab qabanayaan Dhallinyarada ku nool xaafadahaas.

Howlgalkan ayaa imaanaya xilli maanta madaafiic lagu garaacay Madaxtooyada Soomaaliya inkastoo madaafiicdaas ay ku dhaceen xaafado dad shacab ah ay dagan yihiin waxyeelana ay kasoo gaartay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here