MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Ciyaartii maamul Gonoleedyada Dalka ee Galabta u dhexeysay Banaadir iyo Hirshabele ayaa la joojiyay qeybtii danbe oo dhe,x mareysay kadib rabshado ka dhacay garoonka.

Ciyaarta oo mareysay daqiiqadii 70-aad ayaa waxaa si xun loo daqray mid ka mida calan wadayaasha ciyaarta dhex dhexaadinaayay

Advertisement

Sidoo kale waxaa dhacay rabshado dhagax tuur ah oo u dhexeeyay taagaeerayaasha taaso sababtay dhibaato soo gaartay qaar ka mida daawadayaasha.

Maamulka ciyaaraha ayaa go’aan deg deg ah qaatay taasoo ay ku joojiyeen gabi ahaanba ciyaarta lamana oga sida ay ku xalin doonaan ciyaartaan oo iyadoon la dhaman la joojiyay waxayna mareysay 0-0.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM 

Previous articleC/risaaq Axmed Saciid oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland
Next articleNabadoon Shariif ” Jaalle Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan ku heynaa 30 ciidan oo xabashida la dagaasha”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here