MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Ciyaartoyda Kooxda Koonfur-galbeed ayaa maanta  u safreen Magaaalada Baydhaba ee Xaeunta Maamulka Koonfur-Galbeed.

Wasiirka ciyaaraha Koonfur galbeed ayaa isagoo ku sugan Garoonka Adan Cade ee Muqdisho u xaqiijiyay saxaafada inay Baydhabo u dhaqaaqayaan dhamaan ciyaartoydana ay diyaarada raacayaan madaama ay gaareen garoonka.

Advertisement

Magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa inay ka helaan soo dhaweyn madaama ay ka caroodeen Muqdiso islamarkaaana ay ku andacoonayaan in la cunsuriyeeyay.

Guud ahaan waan waan la isku dayay in lagu celiyo safarkooda ayaa shalay iyo habeen hore fashilmay waxayna ku adkeysteen inay tartankana ka baxayaan dibna ugu laabanayaan Baydhabo wayna ka dhabeeyeen.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleXOG: Dowlada Imaaraatka oo la safatay Itoobiya
Next articleMadaxweyne Xasan oo ku wajahan Dhuusa-mareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here