HomeCiyaarahaCiyaaryahan caan ah iyo walaalkiis oo shil gaari ku dhintay

Ciyaaryahan caan ah iyo walaalkiis oo shil gaari ku dhintay

Ciyaaryahan dhanka weerarka ka ciyaari jirey oo dunida caan ka ah ayaa isaga iyo walaalkiis-ba waxay ku geeriyoodeen shil gaari.

Ciyaaryahankaan oo u ciyaara Kooxda Liverpool ee Dalka Britain ka dhisan  iyo xulka qaranka Portugal  Diogo Jota iyo Walaalkiisa waxay shilka ku galeen kuna geeriyoodeen  Magaalada Zamora ee Spain.

Ciyaaryahankaan oo xariif ku ahaa dhanka gool dhalinta ayaa sanado badan u ciyaarayay kooxda Liverpoool wuxuuna u dhaliyay goolal badan.

Diogo Jota wuxuu dhashay sanadkii 1996 wuxuuna manta geeriyooday isagoo jira 29 jir.

XAFIISKA WARARKA 
DAYNIILE.COMLiverpool star Diogo Jota dies at 28 in car crash in Spain | CNNLIVERPOOL, ENGLAND - FEBRUARY 16: Diogo Jota of Liverpool in action during the Premier League match between Liverpool FC and Wolverhampton Wanderers FC at Anfield on February 16, 2025 in Liverpool, England. (Photo by Stu Forster/Getty Images)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -