Col Xamdi Xasan Maxamuud oo ka tirsaneed Laanta Nabad Sugida Qaran oo heysa sir badan oo Nisa ah horay isaga casishay Heyda Nisa ayaa sida aan warka ku heleyna isaga Carartay magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka baqday in loo qaarajiyo sida Ikran Tahliil oo kale

Xamdi Xasan Maxamuud oo dhowr Fariin oo hanjabaad ah ka heshay Saraakiisha Nisa ugu danbeen shalay isaga soo carartay Dalka iyadoona hada ku sugan Dal ka mid ah Dalalka Afrika madaama aan qarineyno wadanka ay joogta dhanka Amnigeeda

Xamdi Xasan Maxamuud oo aheyd Nabad sugid heysana Sir badan ayaa la cabsatay Nafteyda qaarajin ay ka cabsaneysa Hogaanka Nisa iyadoona ka mid aheyd hogaanka sare ee Sirdoonka

Col Xamdi Xasan Maxamuud ayaa wararka sheegayaan in hada ku jirta Isbitaal laguna tacalayo xaaladeeda Caafimaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here