Waxaa dib usoo laba kacleeyay colaad Beeleed ka jirtay xadka labada Gobol ee deriska ah Hiiraan iyo Sh.dhexe gaar ahaan degmooyinka Jalalaqsi iyo ceel-baraf.

Oayaal reer Ceel=baraf ayaa u sheegay idaacada Risaala in maleeshiyaad ka soo jeeda dhanka Jalalaqsi ay beer xooga uga soo saareen dad reer Ceel-baraf ah.

Advertisement

Eeda ka timid dhanka Ceel-baraf intaasi laguma ekeyne waxay sidoo kale sheegeen in ciidamo hirshabelle ka tirsan oo ku baxay la soo xabadeeyay islamarkaana reer Jalalaqsi ay maleeshiya beeleed badan soo dhoobtay.

Dhanka kale reer Hiiraan gaar ahaan reer Jalalaqsi  wali war kama soo bixin marka la eego dhaliisha dhankooda loo jeedinayo.

XAFISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleSawir-Qaade ka tirsan Raadiyaha ciidamada oo ku dhaawacmay dagaaladii ugu danbeeyay
Next articleDuqeyn lagu laayay ajaanib Alshabaab ah oo ka dhacay Gobolka Jubadha dhexe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here