Baaris maalaayiin dad ah looga baarayo cudurka Covid19 ayaa ka bilaaatay caasimadda Shiinaha ee Beijing .

Arrintan ayaa ka dambeysay ka dib markii la ogaaday in cudurkaa uu dilaacay maqaayad.

Dadka ayaa safaf u galay goobahan baarista degaanka Jowyang ee ka tirsan magaalada Beijing halkaa oo ay ku taallo maqaayada laga ogaaday inuu qof ku dhacay.

Ben Cowling oo ah dhaqtar wax ka dhiga jaamacadda Hong kong ayaa sheegay in siyaasadda adag ee Shiinaha ee ku aaddan cudurka Covid19 uu haatan cadaadis sii kordhaya uu ku imaanayo

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here