Rodriguez ayaa shaaciyay geerida wiilkooda yar, iyagoo sheegay inay tahay “xanuunka ugu weyn ee waalid uu dareemo”.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee ka soo jeeda dalka Portugal ee 37 sano jirka ah iyo xaaskiisa oo 28 sano jir ah, ayaa sugayay ilmo mataano ah, wiil iyo gabadh.

Gabadha ayaa badbaaday halka wiilkii mataanka lahaa uu geeriyooday, lammaanaha ayaa qoraal ay shaaciyeen ku yiri, “gabadha yar waxay na siinaysaa rajo iyo farxad “. “Wiilkeena, waxaad tahay malaa’igteena. Had iyo jeer waan ku jeclaan doonnaa

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here