Xaalaadaha wadamada ugu awooda badnaa dhanka dhaqaalaha iyo Caafimaadka ayaa hada wajahayo arimo halis ah ka dib markii Cudurka Halista ee Karoone 19 uu si xun u wajahay

Wadamada Ingariiska ,Midoowga Yurub iyo Ameerika ayaa sare u kacday Dadka uu soo ridanaayo cudurkaasi waxaana u sii dheer Dhimashada oo gaartay meeshi ugu sareysay

Dalka Ingariiska ayaa shalay oo kaliya waxaa ku dhintay dad ka badan 1000 Qof halka Mareykanka ay ka dhinteenn in ka badan 3000 oo Qof

Shucuubta dhimaneysa ayaa waxaa ku jira Soomali badan kuwaa oo Qarkood u badnayeen kuwa aan dadooda weyneen

Dhibka ugu weyn ayaa ah hadaa Uk ku dhimatid Muslin tahay waxaa lagula duugayaa 50 Qof oo kale oo Muslin ah iyadoona Qofka la duugayo laga rabo 5000 oo Ban oo lacaga Ingariiska ah

Inta badan ma dhiifoona Soomalida waxaana jira Goobo si qarsoodi ah shiishada loogu cabo halkaa oo isagu yimadaan dhalinyaro badan kuwaa oo markay tagaan Xafadahooda Qaadsiiyo cudurka walidkood oo da ah oo aan xamili karin Cudurka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here