Culimada Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay kulan diimeed kulahaa magaalada Nairobi, ayaa arrimaha ay ka doodeen waxaa ku jirtay dagaalka dowladda Soomaaliya ee ka dhanka ah maleeshiyaadka kooxda Al shabaab.

Culimadaa ayaa taageeray dagaalka looga soo horjeeda Al shabaab islamarkaana sheegaty inay ay waajib tahay oo ay bannaantahay in maleeshiyaadka Al shabaab la iska difaaco ‘maadaama ay halis ku yihiin, dalka, dadka iyo diintuba.’

Sidoo kale Culumadaan waxaa ka mid ahaa Sh. Mustafe xaaji ismaaciil haaruun, sh. Dirir, Sh. C/rashiid Cali suufi, iyo Culumo kale oo waawayn, waxayna bogaadiyeen dagaalka lagula Maleeshiyaadka Al-shabaab oo ay ku tilmaameen khawaariijtii Dishay cali iyo Cumar.

 

.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here