HomeWarkiiCulumaa'udiinka Soomaaliyeed oo War ka soo saaray dhul boobka Muqdisho ka taagan

Culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo War ka soo saaray dhul boobka Muqdisho ka taagan

Qaar ka mid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray arimaha dhulboobka Muqdisho ka jira oo cabasho badana ay ka taagan tahay.

Iyadoo eeda ay ku dhaceyso Dowlada ayay hadana culumadaani ku dhiiradeen inay Dowlada fariin hawada u mariyaan.

“Waxaan bogaadinayaa bayaanka ay maanta Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ka soo saareen boobka dhulka shacabka iyo barakicinta dadka danyarta ah ee Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday ka wado magaalada Muqdisho”ayuu yiri Ra-iisulwasaare hore Xasan Cali Khayre oo ka hadlay warka Culumida

Hadaba halkaan ka daawo Warka Culumada isagoo muuqaal ah:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -