HomeWarkiiCumar C/rashiid "70% wixii ku jiray cutubkii afaraad waa isla qaadanay"

Cumar C/rashiid “70% wixii ku jiray cutubkii afaraad waa isla qaadanay”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Cumar C/rashidi ayaa aah-faahin ka bixiyay waxyaabaha ay Dowlada ka heshiiyeen marka la eego nuxurka warmurtiyeedka ay goor dhaw soo saareen.

Cumar C/rashiid wuxuu sheegay in Mucaaradka samatabixinta iyo Dowlada isla qaateen 70% wixii ku jiray cutubkii afaraad oo ahaa qodobkaugu adkaa ee la isku hayay intii ay socdeen kulamadii Dowlada iyo mucaaradka.

“70% wixii ku jiray cutubkii afaraad waa isla qaadanay, sida Madaxweynuhu inuu noqdo Madxweyne Baarlamaanka soo doorto, Ra’iisul Wasaaraha inuu Madaxweynuhu magacaabo, awoodda kalsooni siinta iyo ka qaadista inay Baarlamaanka leedahay” ayuu yiri Cumar C/rashiid

Dhanka kale Mucaaradka samatabixinta Garabka Sharii Sheekh ayaa lagu wadaa inay degdeg uga jawaabaan Warmurtiyeed-ka agacooda lagu soo saaray inkastoo ay kala boodeen mucaaradku.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -