Cumar Fiinsh oo Madaxweyne Ahmed Madoobe ku soo dhaweeyey magaalada Muqdiaho

0

Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo wafdi la socday.

Axmed Madoobe iyo wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya ,Xildhibaano ,Duqa Muqdisho iyo masuuliyiin kale.

Wafdiga Axmed Madoobe ayaa soo dhaweynta kadib la filayaa in loo galbiyo goob gaar ah oo loo diyaariyay in ay joogaan maalmaha ay Muqdisho joogaan.

Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntlabd ayaa magaala Muqdisho shir kula qaadan doona Madaxweynaha Soomaaliya si heshiis looga gaaro qodabadii kasoo baxay shirkii Dhuusomareen

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here