Muqdisjo (dayniile.com)-TV-GA Universal ayaa la hadlay Gabar ay dhashay Wasiiradii Haweenka Allaha u naxaristee Marxuumad Khadiija Maxamed Diiriye taasoo lagu magacaabo Zaytuuni.

Waxaa wax laga weydiiyay aaska iyo geerida hooyadeed waxayna ugu horeyn u mahad celisay dadka aaskeeda ka soo qeybgalay.

Advertisement

“Hooyadeey waxay ahayd qof Naxariis badan” ayaa ka mid ahayd hadaladeeda.

Hadaba hadalkeeda oo dhameystiran halkaan ka daawo:-

Previous articleCiidamo loogu talo galay sugida Amniga Doorashada Puntland oo Garowe lagu soo bandhigay
Next articleShirka Ansixinta qorshaha istiraatiijiyadda oo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here