Kooxda Daacish ayaa sheegatay dilka 3 askari oo mareykan ah oo lagu dilay xadka Urdun iyo Siiriya inkastoo  Mareykankuna tuhunsan yahay Iiraan.

Laakiin Iiraan ayaa beenisay in ay ku lug lahayd dilka askarta Mareykanka ee loo adeegsaday  diyaarad aan duuliye lahayn.

Advertisement

Mareykanka wuxuu si gaara ugu eedeeyay weerarka askartiisa lagu laayay kooxaha xagjirka ah ee Iiraan ay taageerto.

Dhanka kale Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa wacad ku maray in uu aargoosan doono isla markaana  ay ka jawaabi doonaan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleWAR DEG DEG AH: XULKA GALMUDUG OO KU GUULEYSTAY KOOBKII MAAMUL GOBOLEEDYADA.
Next articleBooliiska Puntland oo baaba-shay dhuxul si sharci daro loo shidaayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here