Daadad xooggan ayaa waxa ay ku dhufteen waqooyi bari waddanka Hindiya, iyadoo mas’uuliyiintuna ay la daalaa dhacayaan sidii ay ku gaari lahaayeen malaayiin qof oo ku xayiran deegaannada ay daadadku ku dhufteen, dadkaas oo la sheegayo in gabaabsi ay ku jiraan cunnada iyo biyaha la cabbo ee ay haystaan, kaddib maalmo uu da’ayay roob xooggan.

Daadadka ka dhashay roobka mahiigaanka ah ayaa loo malaynayaa inay yihiin kuwii ugu xumaa ee halkaas ku dhufta muddo ka badan qarni.

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here