Daahir Maxamuud Geele siyaasi Qunyar Socod ah dalkana wax badan ku soo kordhin kara, Sawiro..

0

Wasiirkii hore ee warfaafinta Amb. Daahir Maxamuud Geelle oo xiligaan ka mid ah siyaasiyiinta, ugu cad cad xilka madaxtinimada dalka soomaaliya, ayaa waxaa lagu tilmaamaa siyaasi Qunyar socod ah bulshadana wax badan aqoontiisa la wadaaga.

Wasiirka ayaa ka mid ah Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya sanadka 2021, oo bilo kooban naga dhiman tahay haduu eebe idmo.

Wasiir Daahir ayaa ah siyaasi Rug cadaa ah, afgaaban bulshada soomaaliyeedna si fiican u yaqaano, dalkana joogay intiisa badan xiligii burburkii dalka ka dhacay wixii ka danbeeyay 1991-dii. Waxa uuna waxbarashadiisa ku soo qaatay magaalada Muqdisho marka laga reebo jaamacado dibada ah oo uu wax ku soo bartay.

Sidoo kale waxa uu ku hadlaa sadax luuqad oo uu ku jiro midka afka soomaaliga ah, waxayna kala yihiin Somaliga, Carabiga iyo Englishka.

Waxa uu Xildhibaan ka soo Noqday Dowladii shekh shariif ee lagu soo dhisay jabuuti, oo uu Hogaamin jiray madaxweyne sheikh sheikh shariif, waxa uuna ahaa Dowladii Madaxweyne Xasan shekh Safiirka u fadhisa Somaliya Sacuudiga.

Amb. Daahir Maxamuud Geelle Wasiirkii Hore ee Warfaafinta DFS ayaa sheegay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya sanadka 2021, kaddib hadal heyn soo baxeysay bilihii la soo dhaafay.

waxa uu ka mid yahay siyaasiyiinta kooban ee aqoon iyo faham siyaasadeed isku darsaday, oo marka aad kala sheekaysato duruufaha Soomaaliya ku xeeran aad dareemi karto in ay u kala baxsanyihiin.

Waxa uu soo noqday Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Dowladan haatan waqtigeeda sii dhamaanayo, waxa uuna si iskiis ah iskugu casilay, kadib markii uu sheegay daahir in dalka u u baahan yahay horumar iyo hour socod balse Xiligaan uusan dalka u baahnayn amar ku Taaklayn iyo anaa iri oo Dowlada haatan jirtay ay waqtigeedii ku dhamaysatay caan ku tahay

Waxaa kale oo uu leeyahay deganaan siyaasadeed oo ay soomaaliya baahi badan u qabto, maadaama ay Soomaalidu ka soo daashay siyaasado degdegsan oo qar iska tuurnima ah oo bubur badan ka soo gaaray.

Sidoo kale Waa musharax in badan umada Soomaaliyeed ay u leedahay aqoon fiican, waxa uuna sanadihii la soo dhaafay ama Dowladihii dalka iskaga danbeeyay uu qaar ka mid ah ka soo qabtay xilal, waxa uuna yahay xiligan musharaxa doorashada 2021, iyada oo aan weli la aqoon qaabka ay noqon doonto doorashadu iyo xiliga ay dhici doonto.

Ambassador Dahir Mohamud Gelle

Ambassador Dahir Mohamud Gelle (Somali: Daahir Maxamuud Geele, Arabic: طاهر محمود جيلي‎) is a Somali diplomat and politician. Ambassador Dahir was born in Mogadishu in 1966. Having completed his primary and secondary education in Mogadishu, Dahir earned a Bachelors of Arts in Jurisprudence and Law at Al-Azhar University in Cairo Egypt. He later joined the Institute of Arab Research and Studies for a graduate Diploma in Political Science, and a Master of Arts in Political Science. Dahir has accumulated knowledge from years of practice in the public, private and voluntary sectors. In his service in the public sector, Dahir has served as the Director of Foreign Relations Department of the Ministry of Justice and Religious Affairs, been a member of the Somali Federal Parliament, become twice the Minister for Information.[1] On a one-year term, Dahir led the Daljir Forum for national dialogue as the chairperson. He has been the Somali Ambassador to Saudi Arabia from 2015 to 2018.[2] In private sector practice, Dahir served as the Managing Director of Ar-risaala Radio station. Also, he is the founder of the Holy Quran radio station. Between 1995 and 2000, he worked for a charity aimed to alleviate the suffering of the needy people.

Abdihakikim Elmi Hassan

Nairobi
La soco warbixintaan Qeybta kale.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here