HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Maxkamadda Degmada Hargeysa ayaa sannad iyo lix bilood oo xadhig ah ku xukuntay abwaan Cabdiraxmaan Abees laakiin waxaa dood ay ka dhalatay yaa xirey yaa zoo dacweeyay.

Baraha bulshada ayaa si weyn loogu shaaciyay inay xireen ciidamada Booliiska Maamulka somaliland iyadoo lala xiriirshay qaab u eh in sida kuwii ka horeeyay siyaasad  ahaan loo xirey.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo muuqaal uu baahiyay Taliska Booliiska Somaliland kassoo lagu cadeynayo in arinku sidaa ahayn oo Abwaanka caasi waalideyn ahaan loo xirey waxaana hadlaya aabaha dhakay kaasoo sheegaya inuu isagu xirtay.

Previous articleCiidamada Puntland oo qabtay Dooni hub siday+SAWIRRO
Next articleNabad sugida iyo Booliiska oo weeraray guriga Xildhibaan Xaadoole

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here