Af-hayeenka wasaarada gaashaandhiga Dowlada Somalia ayaa ka warbixiyay duqeymo iyo weerar toos ah oo lala eegtay Al-shabaabka ku sugan Degmada Masaajid Cali Guduud ee Gobolka Shabeelaha dhexe.
Afhayeenka wxuu shaagay in deqeymaha alshabaab lagu gaarsiiyay khasaare xooggan isagoo xusay in amiiro alshabaab ka tirsan lagu dilay weerarka halka kuwo kalana lagu dhaawacay.
Af-hayeen Sheekh Abukar wuxuu carabka ku adkeeyay inay dib a soo sheegi doonan magacyada amiirada alshabaab ee lagu dilay weerarkaasi lagu qaaday alshabaabka ku sugnaa Degmada masaajid Cali Gaduud.
Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka warbixinta Afhayeenka:-