HomeWarkiiDAAWO: Af-hayeenka xukuumada markii uu shaacinayay magacaabista Taliyaha cusub ee Milateriga Somalia

DAAWO: Af-hayeenka xukuumada markii uu shaacinayay magacaabista Taliyaha cusub ee Milateriga Somalia

May be an image of ‎text that says "‎WA وزارةالدفاع FEDERAALKA FDEFENCE ERANIAN MIN MINISTRYOFDEFENCE STRYO الفيماليه بهالضوماا แส جمهور PUELKOF CRHJH WASAARADDA AA SASHAANONGA ーストーロ S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED @MoDSomalia‎"‎Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda toddobaadlaha ah ku ansixiyay in Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud loo magacaabo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Gaashaandhigga.
Magacaabistan ayaa ku soo aadaysa xilli Ciidanka XDS ay ku socoto dib-u-habayn guud, ayna guulo la taaban karo ka soo hooyeen dagaallada xaqqa ah ee lagula jiro kooxaha Khawaarijta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -