HomeWarkiiDAAWO: Askari Milateri oo si muraga leh uga hadlay gurigiisa Muqdisho inay Dowladu...

DAAWO: Askari Milateri oo si muraga leh uga hadlay gurigiisa Muqdisho inay Dowladu burburisay xili uu furinta dagaalka kula dagaalamayo Alshabaab.

Mid ka mid ah Ciidamada Dowlada Somalia gaar ahaana ka tirsan Ciidamada Xoogga ayaa muuqaal uu iska soo duubay wuxuu si murugo leh uga hadlay in gurigiisa Muqdisho Dowladu burburisay islamarkaana qoyskiisa barakicisay xili uu furimaha dagaalka u joogo dagaalka Alshabaab.

Askarigaan oo taariikh murugo ka sheekeeyay ayaa sheegay inuu isku hayay reerkiisa iyo caruur uu dhalay walaalkiis oo sidoo kale ahaa askari Booliis ah oo Dowlada ka tirsnaaa balse geeriyooday isagoo waajibaadkiisa gudanaya.

Haddaba faah faahinta hadalada qiireysan ee askarigaan  halkaan ka daawo muuqaalkiisa:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -