HomeWarkiiDAAWO: Beesha Habar-Awal oo Jabhad hubeysan kaga dhawaaqday duleedka Hargeysa

DAAWO: Beesha Habar-Awal oo Jabhad hubeysan kaga dhawaaqday duleedka Hargeysa

HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Beesha HabarAwal oo ah qabiilka uu ka soo jeedo Madaxweynihii hore ee Somaliland Muuse Biixi  ayaa maanta  duleedka Magaalada Hargeysa.waxay kaga dhawaaqeen Jabhad ay ugu magac dareen Gaashaan.

Maleeshiyaad-kaan hubeysan ayaa la hadlay saxaafada waxayna si cad u sheegeen inay talaabo qaadi doonaan hadi Madaxweyne C/raxmaan ka hadlin sidii loola dhaqmay Muuse Biixi mar uu shalay tagay Garoonka diyaaradaha Hargeysa.

“Haddii Madaxda Jamhuuriyada Somaliland aysan si saxa uga hadlin dhacdadii Garoonka diyaaradaha Hargeysa, waxaa dhici doona  dhacdo aad u fool-xun”ayuu yiri mid ka mid ah maleeshiyaadka hadlay.

Halkaan ka daawo muuqaalka ku dhawaaqista Jabhada:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -