MUQDISHO(DAYNIIILE.COM)-Beesha Muddulood ayaa maanta Xoolo badan geysay Tacsida Marxuumad Khadiija Diiriye Allaha u naxariistee.

Dhaqanka Muddulood ayaa horkacayay odayaasha iyo siyaasiyiinta maanta soo tacsi gutay,waxaana ka mid ahaa Imaamka Muddulood iyo Ugaasyada Muddulood.

Advertisement

Imaamka oo duceeyay ,waxaana la gudoonsiiyay ilaa iyo 10 geel qoyska reer Diiriye.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaal uu diyaarshay Tv-ga Dalsan:-

 

Previous articleWasiirka Howlaha guud muxuu kala hadlay dhigiisa Tunusia +SAWIRRO
Next articleTahriibayaal ku xirnaa Ruushka oo maanta dalka dib loogu soo celiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here