HomeWarkiiDAAWO: Booliiska Muqdisho iyo Xildhibaanada mucaaradka oo goor dhaw gacmaha iskula tagay...

DAAWO: Booliiska Muqdisho iyo Xildhibaanada mucaaradka oo goor dhaw gacmaha iskula tagay gudaha xarunta Baarlamaanka

Shirkii Maanta ay lahaayeen xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa durba buuq, rab shado iyo gacan ka hadal laga soo sheegayaa xili wali uu qabsoomi la’yahay madaama xiisad ay ka dhex taagan tahay Booliiska iyo Xildhinaaada.

Muuqaalkaan waxaa ku arki kartaa Booliiskii iyo Xildhibaanadii mucaaradka uu gacamaha iskula tagay isku dhex milmay .

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shalay shirka ka joojiyay xildhibaanada Dowlada gaar ahaan ku mucaaradka oo looga cabsanayay inay shirka buuq u ameeyaan ayaa hadana waxaa gudaha Baarlamaanka hada laga soo sheegayaa in buuqii uu wali sidiisa u taaga yahay .

Inkastoo muuqaalka aan lagu arkeyn xildhibaan ama askari  ku dhaawacmay iska hor imaadka, hadan wararka baraha bulshada qaarkood ayaa muujinaya in  xidlhibaanada qaar dhaawacyo ay soo gaareen markii ay Booliiska uu gacmaha ula tagay Xildhibaanada rabashadaha wata.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -