HomeWarkiiDAAWO: Boqor Buur-madow oo dafirey xasuuqii Ciidamada Itoobiya ka gaysteen Muqdisho sanadkii...

DAAWO: Boqor Buur-madow oo dafirey xasuuqii Ciidamada Itoobiya ka gaysteen Muqdisho sanadkii 2007

Boqor Buur madoow oo ka mid ah dhaqanka Soomaaliyeed kuwa ugu caansan kana soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa wareysi lala yeeshay wuxuu si cad u dafirey ama u inkirey xasuuqii Ciidamada Itoobiyaanka ay u gaysteen shacabka reer Muqdisho sanadkii 2007 ilaa 2008.

Boqor Buur-madow wuxuu gabi ahaanba iska diiday in Itoobiya lagula xisaabtamo Xasuuqii ay 2007 ka geysatay Muqdishom, wuxuu taas badalkeeda dusha ka saaray eeda Madaxweynihii Somalia ee xiligaasi C/laahi Yuusuf Allaha u naxariistee iyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo xiligaas hogaaminayay Maxkamadihii dagaalka kala hor jeeday Itoobiyaanka.

Hadalka Odey dhaqameedkaani reer Somaliland wuxuu si toos ah u xaqirey dhiigii sida sharci darada ah looga daadiyay shacabkii reer Muqdisho ee Itoobiyaanku ka laayeen kumanaan kun Rabi ha u naxariistee.

Hadaba halkaan kaga boqo hadalka Boqor Buur-Madow:-

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -