MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Somalia gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayaa la horgeeyay Burcada kuwa Mobile-da ka dhacaan shacabka , kuwii ugu indha adkaa abid oo ka yaabsadeen Gudoomiye Shuute.
Burcadaan oo isugu jirta shacab iyo Askari ayaa laga soo qabtay duleedyada Muqdisho halkaasoo ah meelaha ugu badan oo ay dhaca ka geysan jireen xili mudo hay’adaha amnigu ku raad joogeen.
Dable Sadiiq Axmed Cilmi oo ciidamada Dowlada ka tirsan ayaa hogaaminayay burcadaan isagoo adeegsanayay waliba dad shacaba oo dhaca la fulisa kuwaasoo dhamaantood markii shuure la hor keenay ka yaabsaday indha adeygooda.
Su’aala weydiintooda iyo indha adeygooda halkaan ka daawo:-
